Skip to main content
Category Maqaallo
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo
, Maqaallo
Dadka degan Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda, helitaanka adeegga daryeelka caafimaadka aad ayuu ugu fududaaday. Wac 383 waxaana kuu jawaabi doona adeegga aambalaasta ee Ururka ...
Xaalad naxdin leh ayaa muuqata iyadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ay la ildaranyihiin abaartii ugu darneyd tobankii sano ee la soo dhaafay
, Maqaallo
Soomaaliya waa dalka ugu daran dalalka wajahaya abaarta hadda ka taagan Geeska Afrika. Xaaladdu waa mid walwal leh, weyna ka sii dareysaa. Dadka ...
Ka dib 20 sano oo booqasho ah, ICRC ayaa ku baaqeysa wareejinta maxaabiista Guantanamo ee xaqa u leh
, Maqaallo
Washington, DC (ICRC) – Ka dib 20 sano oo ay booqasho ugu tagayeen maxaabiista ku jirta xabsiga Guantanamo Bay, Guddiga Caalamiga ah ee ...
Soomaaliya: Xili dagaalka Boosaso sii xoogaysanayo, Laan-qayrta Cas waxay ku baaqaysaa in la is xakameeyo
, Maqaallo
Bosasaso (ICRC/SRCS) – Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bishha Cas ee Soomaaliyeed waxay ugu baaqayaan dhinacyada ku dagalaamaya Boosaso in ...
Soomalia: Dagaallada Guri-ceel oo sababay tiro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah, iyaga oo caqabad ku noqday helidda daryeel caafimaad
, Maqaallo
Tobaneeyo qof ayaa dhaawac iyo dhimasho ka soo gaartay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Guri-ceel ee gobolka Gal-gaduud Soomaaliya, isbitaal ayaa ku burburay ...
Soomaaliya: Abaalmarinta Tartanka Qormooyinka IHL ee Muqdisho
, Maqaallo
Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa ku casuumay jaamacadaha Soomaaliya in ay ka qeybgalaan tartanka qormooyinka ee Xeerka Caalamiga ah ee ...
Cabsidii ugu darneyd oo meesha ka baxday ka dib markii ay qoysasku heleen kuwii ay jeclaayeen
, Maqaallo
“Ma aynaan ogeyn nolol iyo geeri waxa ay gabadheydu ku sugneyd. Qoyskeygu waxa uu ku jiray xaalad jahawareer ah oo ah in gabadha ...