Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 oo Sawirro ah 30/06/2026, Maqaallo Jaamacadda SIMAD ayaa ku guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 iyada oo hubisay booska ay ku matali doonto Soomaaliya Tartanka IHL ee ...
Jaamacadda SIMAD oo Markii ugu Horreysay Kamadanbeysta Timid Ayaa ku Guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee 2026 30/06/2026, Maqaallo Muqdisho (ICRC): Jaamacadda SIMAD oo guul muhiim ah gaartay ayaa ku guuleysatay Tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada Soomaaliya (IHL) ee 2026, iyada ...
Walxaha Qarxa: Dhulka ayaa hoostiisa ka qarxay 07/04/2026, Maqaallo Todobo caruur ah ayaa gurigooda ka baxay si ay dugsi u aadaan. Lix kaliya ayaa soo noqday. Subaxdaa oo ahayd April 2025 waxay ...
Ramadaanka Ka dib: Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya 16/03/2026, Maqaallo Inta lagu jiro bisha Ramadaan, Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxa uu maxaabiista Soomaaliya siiyaa walxaha aasaasiga ah ee lagu afuro ...
Soomaaliya: Ramadaanka iyo Xabsiga, Laanqayrta Cas oo Afur Gaarsiisay 5,000 oo Maxaabiis ah 18/02/2026, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Iyada oo ay bisha Ramadaan bilaabaneyso, ayaa Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxa uu bilaabay cunto qaybintiisii Ramadaanka ...
Soomaaliya: Waxay ka Guuraysaa Badbaadada una Guurayso Isku Filnaanshaha 18/12/2025, Maqaallo Hawada sare ee Soomaaliya waxey soo bandhigaysaa muuqaal cajaaib leh: dhulal buluug iyo cagaar isku dheelitiran, iyo dhul beereedyo dahab ah oo baaxad ...
Jaamacadda Puntland State University oo loo caleemo saaray Horyaalnimada IHL ee Soomaaliya, Ayaa u soo baxday kulamada All Africa 02/10/2025, Maqaallo Jaamacadda Puntland State ayaa Soomaaliya ku matali doonta tartanka IHL ee All-Africa bishan Nofeembar ka dib markii ay ku guuleysatay wareegga heer qaran ...