Skip to main content
Qeyb Maqaallo
Tartanka qormooyinka 19aad ee ICRC ee Jaamacadaha Bariga Afrika
, Maqaallo
Waxa aan mar kale soo gaarnay tartankeenii qormooyinka ee sanadlaha ahaa. Waxa aan ku dhiirri galineynaa ardeyda in ay is diiwaan galiyaan, cilmi ...
Hilib iyo Timir! Maxaabiista oo soo dhaweeyay bisha Ramadaan
, Maqaallo
Maxaabiista ku xiran xabsiyada Hargeysa iyo Mandheera ayaa awood u heli doona in ay bisha barakeysan ee Ramadaan ku maamuusaan liis ka kooban ...
Biyo dhaamin iyo lacag cadaan ah oo loogu talagalay qoysaska ku barakacay Beledxaawo
, Maqaallo
Ku dhowaad laba bilood ka dib iskahorimaadyadii ka dhacay magaalada Beled Xaawo bishii Jannaayo, kumanaan ayaa weli sii ah kuwa ku barakacay xeryaha ...
Somaaliya: Qalab cusub oo dijitaal ah oo lagu hagaajinayo tayada daryeelka caafimaadka caruurta
, Maqaallo
Marka aad ilmahaaga u keento goob caafimaad si loo baaro, qalab elektiroonik ah oo cusub oo lagu hagaajinayo tayada adeegyada daryeelka caafimaadka caruurta ...
Soomaaliya: Raxan cusub oo ah ayaxa lama dagaanka ayaa qatar ku haya dhul-beereedka
, Maqaallo
Somaaliya ayaa isku diyaarineysa mowjado cusub oo ah ayaxa lama dagaanka oo qatar ku haya dhul-beereedka, iyada oo qeybo ka mid ah wadanka ...
Xarun dhaqan-celin oo Muqdisho ku taal oo caawisa dadka baahiyaha gaarka ah qaba muddo 38 sano ah
, Maqaallo
Dhawaqa ka soo baxaya burris wax lagu garaacayo iyo qalab kale oo kala firirsan ayaa kugu soo dhaweynaya xarunta daweynta lafaha ee Ururka ...
Soomaaliya: Cabsi laga qabo cunno yari maadaama tirada xaaladaha nafaqo darrida ay kor u kacday
, Maqaallo
Sare u kac xagga tirada xaaladaha nafaqo-darrada carruurta ayaa lagu arkay xarumaha caafimaadka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), gaar ahaan Beledweyne, Guriceel iyo ...