Skip to main content
Category Maqaallo
Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada Laanqayrta Cas ee xabsiyada
, Maqaallo
1. Maxay Laanqayrta Cas-da u booqataa xabsiyada? Booqashada iyo la socoshada dadka la xiray iyada oo lala xiriirinayo colaadda ayaa gundhig u ah ...
Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 oo Sawirro ah
, Maqaallo
Jaamacadda SIMAD ayaa ku guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 iyada oo hubisay booska ay ku matali doonto Soomaaliya Tartanka IHL ee ...
Jaamacadda SIMAD oo Markii ugu Horreysay Kamadanbeysta Timid Ayaa ku Guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee 2026
, Maqaallo
Muqdisho (ICRC): Jaamacadda SIMAD oo guul muhiim ah gaartay ayaa ku guuleysatay Tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada Soomaaliya (IHL) ee 2026, iyada ...
Walxaha Qarxa: Dhulka ayaa hoostiisa ka qarxay
, Maqaallo
Todobo caruur ah ayaa gurigooda ka baxay si ay dugsi u aadaan. Lix kaliya ayaa soo noqday. Subaxdaa oo ahayd April 2025 waxay ...
Ramadaanka Ka dib: Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya
, Maqaallo
Inta lagu jiro bisha Ramadaan, Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxa uu maxaabiista Soomaaliya siiyaa walxaha aasaasiga ah ee lagu afuro ...
Soomaaliya: Ramadaanka iyo Xabsiga, Laanqayrta Cas oo Afur Gaarsiisay 5,000 oo Maxaabiis ah
, Maqaallo
Muqdisho (ICRC) – Iyada oo ay bisha Ramadaan bilaabaneyso, ayaa Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxa uu bilaabay cunto qaybintiisii Ramadaanka ...
Soomaaliya: Waxay ka Guuraysaa Badbaadada una Guurayso Isku Filnaanshaha
, Maqaallo
Hawada sare ee Soomaaliya waxey soo bandhigaysaa muuqaal cajaaib leh: dhulal buluug iyo cagaar isku dheelitiran, iyo dhul beereedyo dahab ah oo baaxad ...