Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Ceel cusub oo dadka deegaanka Qardho gargaarayo 11/09/2015, Maqaallo Waxaa la gaaray fiid, xayn geel ah ayaa u soo deg degay darka biyaha si haraadka isaga bixiyaan ka gadaal safar dheer ku ...
Muuqaal: ICRC oo gaadhay dadka gobolo aan horey loo geli jirin 17/08/2015, Muuqaal ICRCda waxay balaarisay gaaritaankeeda gobolo Soomaaliya ka mid ah kuwaasoo aanan horey loo gaari jirin, gaar ahaan meelaha miyiga ah, ka dib markii ...
Gargaarka deg degga oo lagu badbaadinaayo nolol 04/08/2015, Maqaallo Dhaawacyada dadka soo gaara xilliyada colaada waxay keeni karaan naafonimo daran ama geeri haddii aan lala tacaalin waqtiga loo baahanayaahay.Gargaar deg deg oo ...
Ciid Mubaarak! 15/07/2015, Maqaallo Iyadoo la joogo gebagebada bisha Ramadaan ciidul fitrigana nagu soo dhowdahay.Muslimiinta caalamka oo dhan waxay ku xusi doonaan dhammaanshaha guusha leh ee Ramadaan ...
Isku xirka qoysaska ka soo cararaya khilaafka Yaman 07/07/2015, Maqaallo Xaaladaha colaada hubeysan iyo xaaladaha kele ee qalalaase iyo masiibooyinka waxay sababaan dhibaato balaaran oo ka gedisan mida aan ka aragno dusha sare. ...
Ku tababarida shaqaalaha isbitaalka habka xilgudashada ugu habboon ee waaxda qaliinka 23/06/2015, Maqaallo “Si fiican oo waqtiga loo adeegsado wuxuu waqtiga xitaa ka dhigaya mid aad qaali u ah” Jean-Jacques Rousseau Waqtigu waa wax qaali ah. ...
Bisha Ramaadan Oo Lagu Soo Dhoweeyey Xabsiyada 17/06/2015, Maqaallo Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya waxay bisha Ramadaan sanadkan ku xuseen in ay cuto iyo kutubo Qur’aan ka qeybiyaan xabsiyada Soomaaliya ...