Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Ciid Mubaarak! 15/07/2015, Maqaallo Iyadoo la joogo gebagebada bisha Ramadaan ciidul fitrigana nagu soo dhowdahay.Muslimiinta caalamka oo dhan waxay ku xusi doonaan dhammaanshaha guusha leh ee Ramadaan ...
Isku xirka qoysaska ka soo cararaya khilaafka Yaman 07/07/2015, Maqaallo Xaaladaha colaada hubeysan iyo xaaladaha kele ee qalalaase iyo masiibooyinka waxay sababaan dhibaato balaaran oo ka gedisan mida aan ka aragno dusha sare. ...
Ku tababarida shaqaalaha isbitaalka habka xilgudashada ugu habboon ee waaxda qaliinka 23/06/2015, Maqaallo “Si fiican oo waqtiga loo adeegsado wuxuu waqtiga xitaa ka dhigaya mid aad qaali u ah” Jean-Jacques Rousseau Waqtigu waa wax qaali ah. ...
Bisha Ramaadan Oo Lagu Soo Dhoweeyey Xabsiyada 17/06/2015, Maqaallo Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya waxay bisha Ramadaan sanadkan ku xuseen in ay cuto iyo kutubo Qur’aan ka qeybiyaan xabsiyada Soomaaliya ...
Ku Caawinaaya Hooyada Hagaajinta Nafaqada Canuga, Soomaaliya 08/06/2015, Maqaallo Soomaaliya waxaa burburiyey tobanaan sano oo colaad hubeysan ayna carqaladeeyey dhismaha habnololeedka bulshada kuna riday jahawareer. Abaaraha dhacaya xilliyada iyo fatahaadaha ayaa dhibaatada ...
Kalkaaliso Caafimaad Soomaali Ah Oo Heshay Abaalmarinta Nightingale Florence 04/06/2015, Maqaallo Xaawa waa Sarkaal sare Caafimaadka iyo Sarkaalka Nafaqada goobta shaqada ee ICRC Soomaaliya ayaa lagu abaal mariyey Bilada Florence Nightingale 2015. Aqoonsiga wuxuu ...
ICRC waxay kordhisaa dadaalka gargaarka ah ee Ciraaq 27/05/2015, Maqaallo Ilaa bilowgii 2015, Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxaa in ka badan nus malyan qof oo ku nool Ciraaq siiyeen cunto iyo ...