Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Xusuus qorka dhakhtar qaliin: Chris Giannou oo jooga Soomaaliya 1992 14/01/2016, Maqaallo Gaari yar ayaa ku saaldaynaya wado wasaqeysan oo aadaysa dibadda magaalada. Labada dhinac wadada waxaa ku safan burjikada dhuxusha iyo bacaad. Badda waxaa ...
Khilaafka Gaalkacyo: Gargaar ayaa gaaray dhinacyada oo dhan 30/12/2015, Maqaallo Isku dhacyo hubeysan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sida lagu soo waramay galaaftay nolosha 21 qof isla markaana dhaawacay ...
Gargaar doon lagu gaarsiiyey dad waxyeelo ka soo gaartay fatahaada Shabeelaha Dhexe 28/12/2015, Maqaallo Waxaaa la adeegsaday doomo si loo gaaro bulshooyin hafiyey biyaha daadka, Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ...
Dr. Axmed oo lagu abaal mariyey biladda Henry Dunant adeega bani’aadamnimo aadka u fiican darteed 15/12/2015, Maqaallo Dr. Axmed Maxamed Xassan, Madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa Golaha Ergooyinka Dhaqdhaqaaqa Caalamiga Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo lagu ...
Jooji Rabshadaha. Ilaali daryeelka caafimaadka 14/12/2015, Maqaallo Dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey, waxaa dhacay tiro weeraro ka dhan ah shaqaalaha daryeelka caafimaadka, gaadiidka caafimaadka iyo dhismayaasha ka dhaceen dalal badan ...