Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: ICRC weli waa ay ka go’an tahay in ay ka shaqayso Soomaaliya 27/03/2019, Maqaallo In ka badan lix bilood ayaa laga jooga tan iyo markii Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ay go’aan adag ka qaadatay in ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2018 20/03/2019, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka ICRC waxay Soomaaliya ku leedahay taariikh dheer oo soo jirtay muddo ka badan 35 sano oo ay ka jawaab celinaysay colaadda iyo gargaarka ...
Soomaaliya: Dhacdooyin amniga shaqaalaha isku daba xiga ayaa ka dambeeya go’aanka ICRC ee yareynta hawlgalada 26/07/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay yareyneysaa hawlgaladeeda ay ka wadday Soomaaliya ka dib walaacyo ku saabsan ammaanka iyo guud ahaan aqbalaadda ...
Waa Waqtigii Wax-Qabadka Joojinta Gacan-Ka-Hadalku Waa Bedbaadinta Daryeelka Caafimaadka 14/06/2018, Qoraalo
Soomaaliya: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Cas Bisha Cas Adduunka 2018 08/05/2018, Maqaallo SRCS, 8-da Maajo, 2018 – Munaasabada Maalinta Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka oo ku beegan maanta,Ururka Bisha Cas wuxu ka qeybqaadanayaa ...
Xubin ka tirsan shaqaalaha ICRC ayaa laga afduubay Soomaaliya 03/05/2018, Maqaallo ICRC Jenefa/Nairobi- Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Jarmalka oo ay la shaqaynaysay Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa laga afduubtay caasimadda ...