Soomaaliya: Waqti muhiim ah si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19 loona badbaadiyo nolosha 04/04/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC)— Soomaaliya waxay ku sugantahay waqti muhiim ah halkaas oo wax-qabadka degdegga ah weli uu xakamayn karo faafitaanka COVID-19 noloshana la badbaadiyo. ...
Sawiro: Tallaabooyinka ka hortagga COVID 19 ee Baardheere 04/04/2020, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay la shaqeynaysa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) si bulshooyinka ku nool Soomaaliya u siiyaan macluumaad ...
COVID-19: Jawaab-celinta ICRC ee coronavirus-ka Afrika 01/04/2020, Maqaallo Cudurka saf-marka ah ee ‘COVID-19’ sidoo kale loo yaqaan coronavirus ayaa ka xoog badiyay nidaamyada daryeelka caafimaad horumarsan ee adduunka oo dhan. Ilaa ...
Coronaha Soomaaliya 19/03/2020, Maqaallo / Muuqaal Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska Corona ayaa laga soo sheegey Soomaaliya. Halkan waa 5 waxyaabood oo aad u baahan tahay inaad ka warhayso. ...
Soomaaliya: Ansixinta Axdiga Kambala waa tallaabo muhiim u ah malaayiinta ku barakacay colaadaha, rabshadaha iyo dhibaatooyinka cimilada 16/03/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC) — Iyadoo 2.6 milyan oo qof ka barakaceen guryahooda ku yaala Soomaaliya, Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay ku amaanaysaa ...
Soomaaliya: 28 sano oo daryeel caafimaad lagu bixinaayo Muqdisho 17/02/2020, Maqaallo Isbitaalka Keysaney wuxuu xusayaa 28 sano oo uu si eex la’aan ah bixinaya adeegga qalliinka dhaawaca hubka iyo daryeelka caafimaadka degdeg ah oo ...
Soomaaliya: Xaqiiqooyinka Iyo Tirooyinka 2019 30/01/2020, Maqaallo Sanadka la soo dhaafay ICRC waxay bixiysay gargaar caafimaad iyo tababar gargaar deg deg ah oo la siiyay in ka badan 500,000 oo qof, iyo gargaar degdeg oo ah lacag ...