Skip to main content
Category Maqaallo
Soomaaliya: 28 sano oo daryeel caafimaad lagu bixinaayo Muqdisho
, Maqaallo
Isbitaalka Keysaney wuxuu xusayaa 28 sano oo uu si eex la’aan ah bixinaya adeegga qalliinka dhaawaca hubka iyo daryeelka caafimaadka degdeg ah oo ...
Soomaaliya: Xaqiiqooyinka Iyo Tirooyinka 2019
, Maqaallo
Sanadka la soo dhaafay ICRC waxay bixiysay gargaar caafimaad iyo tababar gargaar deg deg ah oo la siiyay in ka badan 500,000 oo qof, iyo gargaar degdeg oo ah lacag ...
Soomaaliya: Ururka Laanqayrta Cas iyo Ururka Bisha Cas waxay dhinacyada dagaalamaya u sheegayaan in ay badbaadiyaan dadka rayidka ah
, Maqaallo
Muqdisho (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay ugu yeerayaan dhammaan kooxaha hubeysan ...
Soomaaliya: Bisha Cas waxay walwal ka muujineysa in uu faafo cudur fatahaada ka dib
, Maqaallo
Nairobi/Beledweyne, Soomaaliya — Iyada oo ay dadaallada gurmadka iyo ka soo kabsashada fatahaada ay ka sii socdaan Soomaaliya, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ...
Sawiro: Ka jawaab-celinta fatahaada Beledweyne ee Soomaaliya iyada oo la adeegsanaayo doonyo
, Maqaallo
Sare u kaca heerka biyaha webiga Shabeelle oo dhex mara Beledweyne ayaa ku fatahay magaalada oo barakiciyey kumanaan kun, baabi’yey dalagyada curyaamiyeyna isu-socodka. ...
Wareysi fool-ka-fool ah oo lala yeeshay Hoggaamiyeyaasha kooxda gargaarka degdegga
, Maqaallo
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) iyo ICRC waxay iska kaashadaan sidii loo gaarsiin lahaa xirfadaha gargaarka degdegga ah degaannada colaadu ay saameysay iyo ...
Hawlaha caafimaadka ee Soomaliya
, Maqaallo
Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas(ICRC) wuxuu taageerayey nidaamka caafimaadka Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday dawladdii 1991-dii, taas oo horseeday burburka nidaamka daryeelka ...