Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Hawlaha caafimaadka ee Soomaliya 13/09/2019, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas(ICRC) wuxuu taageerayey nidaamka caafimaadka Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday dawladdii 1991-dii, taas oo horseeday burburka nidaamka daryeelka ...
Gargaar Newsletter 2019 13/09/2019, Warside Bogagaan waxay sharaxayaan howlaheena caafimaadka, waxaana ka mid ah taageerro maaddi iyo tababar oo la siinayo isbitaalada, xarumaha caafimaadka aasaasiga ah ee Bisha ...
Somaliland/Puntland: 17 maxaabiis la sii daayay oo guriyahooda loo celiyay 03/06/2019, Maqaallo / Muuqaal Toddobo iyo toban xubnood oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Somaliland iyo Puntland, kuwaas oo lagu kala qabtay dagaalkii hubaysanaa ee labada ...
Waa maxay doorka ICRC ee sii deynta iyo dib u celinta maxaabiista? 30/05/2019, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) wuxuu leeyahay taariikh dheer oo ah fududeynta sii daynta hal dhinac ama is-waydaarinta dad lagu kala qabsaday ...
Soomaaliya: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas 2019 08/05/2019, Maqaallo Ururka Bisha Cas, 8-da Maajo 2019-Shaqaalaha iyo mutadawiciinta Ururka Bisha Cas ayaa waxay maanta oo ah Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee ...