Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Xarun dhaqan-celin oo Muqdisho ku taal oo caawisa dadka baahiyaha gaarka ah qaba muddo 38 sano ah 03/12/2020, Maqaallo Dhawaqa ka soo baxaya burris wax lagu garaacayo iyo qalab kale oo kala firirsan ayaa kugu soo dhaweynaya xarunta daweynta lafaha ee Ururka ...
Covid-19: Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka Ururka Bisha Cas (SRCS) 2020 Jawaab-celin 20/10/2020, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Si looga hortago faafitaanka COVID-19 ee dalka, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS)ayaa waxay bulshooyinka caawinaysay iyada oo loo marayo dhiirrigelinta caafimaadka, dhiirrigelinta ...
Soomaaliya: Cabsi laga qabo cunno yari maadaama tirada xaaladaha nafaqo darrida ay kor u kacday 16/10/2020, Maqaallo Sare u kac xagga tirada xaaladaha nafaqo-darrada carruurta ayaa lagu arkay xarumaha caafimaadka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), gaar ahaan Beledweyne, Guriceel iyo ...
COVID-19: COVID-19 waa dhab inkastoo isbedelku hoos u socdo 13/10/2020, Maqaallo Tan iyo markii Soomaaliya laga soo sheegay kiiskii ugu horeeyey ee COVID-19, xarumaha caafimaadka ee dalka waxay ka jawaabeen cudurka, ayagoo daryeel caafimaad ...
Bisha cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka 12/09/2020, Muuqaal
Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka. 12/09/2020, Maqaallo Dadka u baahan hada waxay wici karaan lumbarka 24-saac oo lacag la aan ah markii lagu jiro xaalada deg-dega ah si ay u ...