Si looga hortago faafitaanka COVID-19 ee dalka, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS)ayaa waxay bulshooyinka caawinaysay iyada oo loo marayo dhiirrigelinta caafimaadka, dhiirrigelinta fayo-dhowrka iyo ololayaasha wacyi-gelinta ah. Goobaha bartilmaameedka ugu muhiimsan ee Ururka Bisha Cas waxay yihiin xarumaha Daryeelka Caafimaadka Asaasiga ee SRCS, bulshooyinka ku nool meelaha xarumaha SRCS u jirta 5km, isbitaallada, degaannada  barakacayaasha iyo degaannada kale ee khatarta badan leh.

Somali

English