Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Cabsidii ugu darneyd oo meesha ka baxday ka dib markii ay qoysasku heleen kuwii ay jeclaayeen 30/08/2021, Maqaallo “Ma aynaan ogeyn nolol iyo geeri waxa ay gabadheydu ku sugneyd. Qoyskeygu waxa uu ku jiray xaalad jahawareer ah oo ah in gabadha ...
Soomaliya: Weerar dab lagu qabadsiiyay xarunta caafimaadka Bisha Cas 29/08/2021, Maqaallo Gedo (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxa ay aad uga xunyihiin weerarkii ...
Laanqeyrta Cas iy Bisaha Cas: Qeybta bani’aadamnimada oo is-biirsanaysa si wax looga qabto ‘halista jirta’ ee isbadalka cimillada 12/07/2021, Maqaallo Jineefa 22 Juun 2021 – Qeybta bani’aadamnimada ayaa door muhiim ah ka cayaareysa wax ka qabashada dhibaatooyinka cimillada iyo deeegaanka ee saameynaya nolosha ...
Soomaaliya: Ganacsiyada ay haweenku hogaamiyaan oo kordhay iyada oo ay jirto saameynta Covid-19 26/06/2021, Maqaallo Caabuqa faafa ee Covid-19 ayaa sababay ganacsiyo fara badan in ay ku dhawaadaan in ay xirmaan, taas oo u keentay ganacsato badan daqli ...
Xog Kooban: Oo Laga Soo Uruuriyay Xarumaha Adeegga Caafimaadka Asaasiga Ah Ee Ka Fulinaya Barnaamijka Almanach Soomaliya 07/06/2021, Qoraalo ALMANACH (oo ah shax loogu talo galay maareynta cudurrada caruurta ee aadka u daran) waa barnaamij elektiroonik ah oo loogu talo galay xirfadleyaasha ...
Somaaliya: Sheekada laba xaaladood oo qallafsan iyada oo ay daadad badaleen xilliga abaarta 31/05/2021, Maqaallo Iyada oo kooxaheenu ay u dhaqaaqeen sidii ay u dhammeystiri lahaayeen diiwaangalinta qoysaska dhibaateysan ee ka cabanayay xilliga jiilaalka ee dheeraaday, qoysas kale ...