Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka. 12/09/2020, Maqaallo Dadka u baahan hada waxay wici karaan lumbarka 24-saac oo lacag la aan ah markii lagu jiro xaalada deg-dega ah si ay u ...
Abaal Marinta Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadanimada 2020 08/09/2020, Maqaallo Haayada Caalamiga ah ee laan qayrta cas (ICRC) waxaa Sharaf u ah in ay shaaciso abaal marin cilmi baariseed oo ku saabsan waxqabadyada ...
Xusuusta quruxda badan ee kuwa la jecel yahay ayaa qoysaska rajo galiya 30/08/2020, Maqaallo “Indhaha ma saarin wiilkeyga Cabdi Maxamed Xajji 33 sano hadda” Ereyadan Xanuunka badan waxaa tiri Madina Diiriye oo ah 85 jir kuna nool ...
Warbixinta hawlgalka Soomaaliya: Iyadoo nafaqo-xumada iyo cudurada faafa ay sii kordhayaan ayaa hoos u dhac weyn ku yimid booqashooyinka daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo tallaalka carruurta inta lagu guda jiro faafitaanka cudurka COVID-19 25/08/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC)— Booqashooyinka daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo tallaalka ayaa si aad ah hoos ugu dhacay Soomaaliya iyada oo ay jirto faafitaanka COVID-19, ...
Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa wali safka hore kaga jirta caawinta dhibanayaasha fatahaada 24/08/2020, Maqaallo Roobab culus oo da’ay xilli robaadka aya fatahaada ballaaran ka dhaliyay qaybo badan oo dalka ka mid ah. Webiyada deganada Balcad iyo Marka ...
Xaqiijinta sharafta dadka dhintay iyo qoysaskooda intii lagu jiray Covid-19 04/08/2020, Maqaallo Sara u kaca dhimashada fayraska COVID-19 waxay culeys saa’id ah saareysaa nidaamka caafimaadka markey timaado maarayta maydka. Khatartaani waxaa lagu yarayn karaa diyaar ...
Aadamnimada xilliga colaadda hubaysan: Sharciga Islaamka ma dhawri karaa dadka rayidka? 03/08/2020, Maqaallo By Ahmed Al-Dawoody Iyadoo colaado ka jiraan qaybo badan oo ka mid ah dunida Islaamka, xeerka Islaamka ee dagaalka wuxuu lama huraan u yahay ...