Skip to main content
Category Maqaallo
Biyo dhaamin iyo lacag cadaan ah oo loogu talagalay qoysaska ku barakacay Beledxaawo
, Maqaallo
Ku dhowaad laba bilood ka dib iskahorimaadyadii ka dhacay magaalada Beled Xaawo bishii Jannaayo, kumanaan ayaa weli sii ah kuwa ku barakacay xeryaha ...
Somaaliya: Qalab cusub oo dijitaal ah oo lagu hagaajinayo tayada daryeelka caafimaadka caruurta
, Maqaallo
Marka aad ilmahaaga u keento goob caafimaad si loo baaro, qalab elektiroonik ah oo cusub oo lagu hagaajinayo tayada adeegyada daryeelka caafimaadka caruurta ...
Soomaaliya: Raxan cusub oo ah ayaxa lama dagaanka ayaa qatar ku haya dhul-beereedka
, Maqaallo
Somaaliya ayaa isku diyaarineysa mowjado cusub oo ah ayaxa lama dagaanka oo qatar ku haya dhul-beereedka, iyada oo qeybo ka mid ah wadanka ...
Xarun dhaqan-celin oo Muqdisho ku taal oo caawisa dadka baahiyaha gaarka ah qaba muddo 38 sano ah
, Maqaallo
Dhawaqa ka soo baxaya burris wax lagu garaacayo iyo qalab kale oo kala firirsan ayaa kugu soo dhaweynaya xarunta daweynta lafaha ee Ururka ...
Soomaaliya: Cabsi laga qabo cunno yari maadaama tirada xaaladaha nafaqo darrida ay kor u kacday
, Maqaallo
Sare u kac xagga tirada xaaladaha nafaqo-darrada carruurta ayaa lagu arkay xarumaha caafimaadka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), gaar ahaan Beledweyne, Guriceel iyo ...
COVID-19: COVID-19 waa dhab inkastoo isbedelku hoos u socdo
, Maqaallo
Tan iyo markii Soomaaliya laga soo sheegay kiiskii ugu horeeyey ee COVID-19, xarumaha caafimaadka ee dalka waxay ka jawaabeen cudurka, ayagoo daryeel caafimaad ...
Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka.
, Maqaallo
Dadka u baahan hada waxay wici karaan lumbarka 24-saac oo lacag la aan ah markii lagu jiro xaalada deg-dega ah si ay u ...