Skip to main content
Category Maqaallo
Maalinta caalamiga ah ee dadka la la’yahay: Ugu yaraan 25,000 oo ah caruur Afrika ku nool oo aanan wali la ogeyn halka ay ku danbeeyaan
, Maqaallo
Dakar/Nairobi (ICRC) – In ka badan 25,000 oo da’yar ah ayaa lagu la’yahay guud ahaan Afrika, sida lagu sheegay tirokoobyadii ugu danbeeyay oo ...
Beer lagu tabco khudradda oo maxaabiista Mandheera u hagaajisa cuntada
, Maqaallo
Noocyada cuntada Xabsiga Dhexe ee Mandheera waa la cusboonaysiiyay si loogu daro isbinaajka, beet roots, daba-case, kaabaj, ansalaatada iyo dhir kale sida coriander ...
Maalinta Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas 2022
, Maqaallo
Maanta, Dhaqdhaqaaqa Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas waxa uu u dabbaaldegayaa dadaalka, naxariista, dhiiranaanta iyo saameynta malaayiinta mutadawiciinta ah iyo ...
Maxaabiista ayaa la guddoonsiiyay raashin iyo Ari loogu talagalay Ramadaanka
, Maqaallo
Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay soo dhaweynayaan Muslimiinta caalamka oo dhan ayaa Soomaaliya waxaa ka jirta ...
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo
, Maqaallo
Dadka degan Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda, helitaanka adeegga daryeelka caafimaadka aad ayuu ugu fududaaday. Wac 383 waxaana kuu jawaabi doona adeegga aambalaasta ee Ururka ...
Xaalad naxdin leh ayaa muuqata iyadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ay la ildaranyihiin abaartii ugu darneyd tobankii sano ee la soo dhaafay
, Maqaallo
Soomaaliya waa dalka ugu daran dalalka wajahaya abaarta hadda ka taagan Geeska Afrika. Xaaladdu waa mid walwal leh, weyna ka sii dareysaa. Dadka ...
Ka dib 20 sano oo booqasho ah, ICRC ayaa ku baaqeysa wareejinta maxaabiista Guantanamo ee xaqa u leh
, Maqaallo
Washington, DC (ICRC) – Ka dib 20 sano oo ay booqasho ugu tagayeen maxaabiista ku jirta xabsiga Guantanamo Bay, Guddiga Caalamiga ah ee ...