Xubin ka tirsan shaqaalaha ICRC ayaa laga afduubay Soomaaliya 03/05/2018, Maqaallo ICRC Jenefa/Nairobi- Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Jarmalka oo ay la shaqaynaysay Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa laga afduubtay caasimadda ...
ICRC oo Ka Murugootay Xubin Ka Tirsan Shaqaalaheeda oo lagu Dilay Weerar Bambaano oo Muqdisho Ka Dhacay 29/03/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay naxdin ka soo gaartay dhimashada mid ka mid ah shaqaalaheeda, Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim oo ku sugnaa ...
Warsidaha Biyaha 22/03/2018, Maqaallo Sida dadka ay ku maahmaahdaan “marka ceelku uu qalalo ayey ogaanayan qiimaha uu ku fadhiyo biyaha”. Dadka Soomaaliyeed uma baahna in ay sugaan ...
Soomaaliya: Xero ka buuxdo fikrado ganacsi 08/03/2018, Maqaallo In ka badan 4,000 qof oo ku nool caasimadda Muqdisho ee 2018 waxay caqabad kale ku noqotay deegaan horeba dagaalo iyo abaar u ...
ICRC waxay tababar kii ugu horeeyay ee abid oo ku saabsan Maareynta Haraaga Aadanaha ku qabatay Soomaaliya 24/02/2018, Maqaallo Toddobaadkan Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa tababar kii ugu horeeyay ee abid oo ku saabsan maareynta haraaga aadanaha ee dhacdooyin khasaaro ...
Eedeymo been abuur ah: ICRC waxay cambaareyneysa fiidiyow muujinaayo lacag caddaan ah oo ku jirta sanaadiiq 20/01/2018, Maqaallo Muuqaal fiidiyow oo la duubay sanadkii 2011-kii oo muujinaayo isticmaalka aan sharciga aheyn ee astaanta ICRC oo ku dheggan sanaadiiqda wax lagu keydsado ...
Soomaaliya: La dagaalanka shuban-biyoodka ba’an oo lagu gudbinaayo idaacadaha 18/01/2018, Maqaallo Jilayaal cod ayaa ku kulmay qol idaacadeed ee Muqdisho ku taalo si ay u sameeyaan adeeg wargelin dadweyne oo ah sidii gacan looga ...