Skip to main content
Category Maqaallo
ICRC oo Ka Murugootay Xubin Ka Tirsan Shaqaalaheeda oo lagu Dilay Weerar Bambaano oo Muqdisho Ka Dhacay
, Maqaallo
Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay naxdin ka soo gaartay dhimashada mid ka mid ah shaqaalaheeda, Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim oo ku sugnaa ...
Warsidaha Biyaha
, Maqaallo
Sida dadka ay ku maahmaahdaan “marka ceelku uu qalalo ayey ogaanayan qiimaha uu ku fadhiyo biyaha”. Dadka Soomaaliyeed uma baahna in ay sugaan ...
Soomaaliya: Xero ka buuxdo fikrado ganacsi
, Maqaallo
In ka badan 4,000 qof oo ku nool caasimadda Muqdisho ee 2018 waxay caqabad kale ku noqotay deegaan horeba dagaalo iyo abaar u ...
ICRC waxay tababar kii ugu horeeyay ee abid oo ku saabsan Maareynta Haraaga Aadanaha ku qabatay Soomaaliya
, Maqaallo
Toddobaadkan Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa tababar kii ugu horeeyay ee abid oo ku saabsan maareynta haraaga aadanaha ee dhacdooyin khasaaro ...
Eedeymo been abuur ah: ICRC waxay cambaareyneysa fiidiyow muujinaayo lacag caddaan ah oo ku jirta sanaadiiq
, Maqaallo
Muuqaal fiidiyow oo la duubay sanadkii 2011-kii oo muujinaayo isticmaalka aan sharciga aheyn ee astaanta ICRC oo ku dheggan sanaadiiqda wax lagu keydsado ...
Soomaaliya: La dagaalanka shuban-biyoodka ba’an oo lagu gudbinaayo idaacadaha
, Maqaallo
Jilayaal cod ayaa ku kulmay qol idaacadeed ee Muqdisho ku taalo si ay u sameeyaan adeeg wargelin dadweyne oo ah sidii gacan looga ...
Soomaaliya: Daaweynta xoolaha waxay xoolo-dhaqatada ku soo ridey wadadii soo kabsashada
, Maqaallo
Saameynta abaarta daba dheeraatay waxay xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed ka qaaday hantidooda ugu qiimaha badneyd – xoolaha.Xaaladaha qallalan waxay sababeen gaajo iyo cudur, waxayna baabi’say ...