Sanadka la soo dhaafay ICRC waxay bixiysay gargaar caafimaad iyo tababar gargaar deg deg ah oo la siiyay in ka badan 500,000 oo qof, iyo gargaar degdeg oo ah lacag caddaan iyo unto in ka badan 300,000 qof. Waxaan ka shaqeeynay sidii dib loogu xiri lahaa xubnaha qoys ee kala lumay iyo sidii kor loogu qaado aqoonta xeerka caalamiga ee aadannimada (IHL) ee ka dhexeeya  mas’uuliyiinta ay khuseyso ee Soomaaliya.

Halkaan waxaa si kooban ah ku sharraxan wixii aan qabannay sanadkii 2019-ka anigoo gacan ka helnay Ururka Bisha Cas sababta oo ah isku dhawaanshaha ay la leeyihiin bulshooyinka oo door weyn ka ciyaara shaqadeena.

In ka badan hawlaheena 2019 waxaad ka akhri kartaa Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka.