Skip to main content
Archive
Soomaaliya: 30,000 qof u baahan cunno iyo biyo nadiif ah, daadadka kadib
, Maqaallo
Nayroobi (ICRC), Daadad ka dhacay magaalada Beletweyne ee dalka Soomaaliya ayaa barakiciyey kumunaan dad ah kuwaaasoo iminka u baahan cunno iyo biyo la ...
Soomaaliya: 20,000 fariimo qoraal ah ayaa la diray si sare loogu qaado dadaalada looga hortagayo daacuunka
, Maqaallo
Waa fariin qoraaleed samata bixin karta nolol: “Ku dhaq gacmahaaga saabuun caruurtaadana u sheeg inay sidoo kale yeelaan.” Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas ...
Soomaaliya: Maxaabiis ayaa helaya cunto iyo kutubu Qur’aan oo loogu talagalay bisha Ramadaan
, Maqaallo
Nayroobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga Laanqayrta Cas waxay cunto iyo alaabo kale oo ay ku jiraan kutubo Qur’aanka kariimka ah u qeybineysa in ...
Soomaaliya: Il-biyood cusub waxay tuulo ku caawineysa ganacsiga
, Maqaallo
Bambka biyaha oo gabooba daxaleystay ayaa wuxuu yaala bartamaha tuulada Xidda. Sanooyin lama isticmaalin aan ka aheyn shimbiro buul ka sameystay. Xaalada bur ...
Dib-u-dhisida Xiriirka Qoyska
, Maqaallo
Axaddii oo ah 15-ka Maajo waa xuska Maalinta Caalamiga ah ee Qoysaska. Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay la shaqeysaa la ...
Bandhigga sawirada SRCS
, Maqaallo
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa la abuuray bishii Abrill 1963dii tan iyo dabayaaqadii 1970meeyadii waxay la-hawlgasha ICRC. SRCS waxay bixisaa adeegyo ...
Soomaaliya: Qof kasta Ayaan u joognaa goob kasta
, Maqaallo
Maanta waa Maalinta Adduunka ee Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas oo la qabto 8-da Maajo, waa xaflad sanadle ah oo la xusaayo ...