Cumar Odeh laba sano wuxuu ahaa ku-xigeenkii madaxa ergada ICRC-da Soomaaliya oo ah mid ka mid ah shaqada ugu muhimsan ee hay’adda muddo tobannaan sano.

Wareysigan oo laga qaaday Baariis bishii Maajo 2016-ka, wuxuu kaga hadlaya xaaladda bani’aadamnimo ee dadweynaha iyo hawlgalada gaar ee ICRC (booqashooyinka maxaabiista, taageerada la siiyo isbitaalada, iwm.) ka wado dal ay dhibaateeyeen colaado badan siina kordhiyeen dhacdooyinka cimilada sida fatahaada iyo abaaraha.

Waa axsaanfal ka socdo bloga Baariis