Meel loo cararo ma jirto aan ka aheyn dalkaada 22/12/2016, Maqaallo Maxaa dhacaya marka qoys uu ka qaxo hal aag dagaal uuna gaaro aag dagaal kale? Markii qoyskeeda ay go’aansadeen in ay ka tagaan ...
Soomaaliya: Kor loo qaadayo wacyiga si loo badbaadiyo nolol 03/12/2016, Maqaallo Sandkan Soomaaliya waxaa la soo wariyey boqolaal dhimasho daacuun. Xaaladahan, ugu yaraan waxaa loo nisbeyn karaa markay ugu yar tahay maqnaanshaha qeyb ka ...
Soomaaliya: Lacag caddaan ah si dib loogu dhiso nolosha dhibbanayaasha daadka 25/11/2016, Maqaallo Caasha* waxay ku nooshahay meel u dhow webiga Shabeelle Beledweyne oo ah degaan sanadkasta nasiib u yeesha roobab mahiigaan ah. Shan bilood ka ...
Soomaaliya: Ka dib markii la dayactiray bam ayaa biyo lagu shubay baco quudiyeen qoys 13/10/2016, Maqaallo Barkhdaad Cabdi, (ma aha magaceeda runta ah) waa hooyo Soomaaliyeed waxay jiirgaankeedi buluuga ah ku buuxisaa biyo laga keenay bar- biyood dhowaan Guddiga ...
Soomaaliya: Sahay caafimaad oo gaartay Gaalkacyo si loogu caawiyo dhaawaca 19/09/2016, Maqaallo Nayroobi (ICRC) – Ilaa iyo 80 bukaan oo dhaawacyo qaba ayaa u baahnaayeen gargaar caafimaad ka dib labadii qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ...
Buug cusub gargaarka deg degga oo ku qoran af-Soomaali wuxuu ku caawimaaya in uu badbaadiyo nolosha 12/09/2016, Maqaallo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay boqolaal kun oo mutadawiciin ah iyo xubno ka tirsan bulshada ku tababartay gargaarka deg degga tan ...