Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Isku Xirka Koowaad …xubnaha bulshada ee go’aanka miyirka leh ku qaata in ay noqdaan isku xirka koowaad ee aan la jabin karin. Ficilkoodu waxa uu saldhig u yahay waxkasta oo kale.
Dhibaatooyin Gaajo “Booqashadayda xigtay, waxay ii sheegeen in aanay jirin malmalaaado ka sameysan lawska.Tan iyo markaas, ma helin wax malmalaado ah”. Farxiyo Xasan
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Maxaabiista ayaa la guddoonsiiyay raashin iyo Ari loogu talagalay Ramadaanka 02/04/2022, Maqaallo Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay soo dhaweynayaan Muslimiinta caalamka oo dhan ayaa Soomaaliya waxaa ka jirta ...
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo 31/03/2022, Muuqaal
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo 31/03/2022, Maqaallo Dadka degan Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda, helitaanka adeegga daryeelka caafimaadka aad ayuu ugu fududaaday. Wac 383 waxaana kuu jawaabi doona adeegga aambalaasta ee Ururka ...
Xaalad naxdin leh ayaa muuqata iyadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ay la ildaranyihiin abaartii ugu darneyd tobankii sano ee la soo dhaafay 16/03/2022, Maqaallo Soomaaliya waa dalka ugu daran dalalka wajahaya abaarta hadda ka taagan Geeska Afrika. Xaaladdu waa mid walwal leh, weyna ka sii dareysaa. Dadka ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2021 15/02/2022, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2020, ICRC-da Soomaaliya waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Ka dib 20 sano oo booqasho ah, ICRC ayaa ku baaqeysa wareejinta maxaabiista Guantanamo ee xaqa u leh 20/01/2022, Maqaallo Washington, DC (ICRC) – Ka dib 20 sano oo ay booqasho ugu tagayeen maxaabiista ku jirta xabsiga Guantanamo Bay, Guddiga Caalamiga ah ee ...
Soomaaliya: Xili dagaalka Boosaso sii xoogaysanayo, Laan-qayrta Cas waxay ku baaqaysaa in la is xakameeyo 23/12/2021, Maqaallo Bosasaso (ICRC/SRCS) – Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bishha Cas ee Soomaaliyeed waxay ugu baaqayaan dhinacyada ku dagalaamaya Boosaso in ...