Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Gargaar Newsletter 2014 01/03/2015, Warside Iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalada ka socda Soomaaliya, ICRC waxay safka hore ugu jirtay hagaajinta nolosha iyadoo fulinaysa mashaariic lagu kobcinayo dakhli ...
Gargaar Newsletter 2013 01/03/2015, Warside Isu keenida qoysaska iyo kuwooda ay jecel yihiin waa qayb ka mid ah waajibaadka shaqo ee ICRC. Nuqulkan warside wuxuu taabanayaa howlaha Dib ...
Gargaar Newsletter 2012 01/03/2015, Warside Jawaabcelin deg degga ah waa qayb ka mid ah shaqada aadananimo ee ICRC waxaana ka mid ah gargaar xagga cunada iyo dawada ah. ...
Xeerka Caalamiga Ee Aadaminimada 13/02/2015, Muuqaal Xeer caalamiga ee Aadminimada ma yahay mid gudanaya hawshiisa ilaalinta dadka ku waxyeeloobay dagaalada casriga? Filimkani wuxuu eegaya xaaladaha ammaan darida oo si ...