Xeer caalamiga ee Aadminimada ma yahay mid gudanaya hawshiisa ilaalinta dadka ku waxyeeloobay dagaalada casriga? Filimkani wuxuu eegaya xaaladaha ammaan darida oo si joogta ah u wajahayaan dadka rayidka ah, xaqiiqda jirta ayaa waxay tahay in dadka ay ka cararaan guryahooda, afduubyada, khataraha ay keenaan hubka firdhada, iyo hawsha ka hortagga iyo, ciqaabida dembiyada dagaalka. Waxay inoo sheegeysaa xeerarka asaasiga ee sharciga waxayna xasuusineysaa in xushmeyntooda ay tahay mas’uuliyad qof kasta xil ay ka saarantahay.