2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Isku Xirka Koowaad …xubnaha bulshada ee go’aanka miyirka leh ku qaata in ay noqdaan isku xirka koowaad ee aan la jabin karin. Ficilkoodu waxa uu saldhig u yahay waxkasta oo kale.
Dhibaatooyin Gaajo “Booqashadayda xigtay, waxay ii sheegeen in aanay jirin malmalaaado ka sameysan lawska.Tan iyo markaas, ma helin wax malmalaado ah”. Farxiyo Xasan
Warbixinta hawlgalka “Waxaan tan iyo bilowgii sanadka aragnay koror baaxad leh oo ah bukaanada qaba dhaawacyada hubka oo lagu daweeyay xarumaha caafimaadka ee aan taageerno…” Antoine Grand, madaxa ergada ICRC-da Soomaaliya.
Ramadaanka iyo Maxaabiista “…taa oo ah tallaabo lagu hubinayo in aysan dareemin in laga tagay.” Antoine Grand, madaxa ICRC-da Soomaaliya.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Gargaar Newsletter 2015 01/03/2015, Warside Warsidahani wuxuu ka hadlayaa hawlaha xabsiyada Soomaaliya ee sannadka 2014kii. Tababarada xagga xirfadda ah iyo macluumaadka la xiriira nadaafada ee xabsiyada waa waxyaalaha ...
Gargaar Newsletter 2014 01/03/2015, Warside Iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalada ka socda Soomaaliya, ICRC waxay safka hore ugu jirtay hagaajinta nolosha iyadoo fulinaysa mashaariic lagu kobcinayo dakhli ...
Gargaar Newsletter 2013 01/03/2015, Warside Isu keenida qoysaska iyo kuwooda ay jecel yihiin waa qayb ka mid ah waajibaadka shaqo ee ICRC. Nuqulkan warside wuxuu taabanayaa howlaha Dib ...
Gargaar Newsletter 2012 01/03/2015, Warside Jawaabcelin deg degga ah waa qayb ka mid ah shaqada aadananimo ee ICRC waxaana ka mid ah gargaar xagga cunada iyo dawada ah. ...
Xeerka Caalamiga Ee Aadaminimada 13/02/2015, Muuqaal Xeer caalamiga ee Aadminimada ma yahay mid gudanaya hawshiisa ilaalinta dadka ku waxyeeloobay dagaalada casriga? Filimkani wuxuu eegaya xaaladaha ammaan darida oo si ...