Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Dhibka haysta qaxootiga Yaman 22/05/2015, Maqaallo “Waxaan maqleynay dhawaaqa rasaasta laakiin markii dambe waxay isu bedeshay duqeyn cirka ah oo sida roobka u soo daadneysaa. Meel aan u cararo ...
Loo wada shaqeynaya aadminimada 08/05/2015, Maqaallo ICRC waxay sii waday joogitaankeeda Soomaaliya tan iyo todobaatameeyadii iyadoo ka jawaab celineysa baahida dhibbanayaasha colaada hubeysan. Hawhsa ICRC hayso waxaa suurtageliyey wadashaqeynta ...
Tobanaan sano oo adeeg fidinaaya Isbitaalka Keysaney ee Muqdisho 07/05/2015, Maqaallo Dr. Axmed Maxamed loona yaqaan Dr. Taajir ayaa sannadkii 1992dii shaqo ka bilaabay Isbitaalka Keysaney, sannad ka dib dhicidii maamulkii siyaad Barre oo ...
Afkhanistaan: Walaac ku saabsan kororka dhimahada ama dhaawaca dadka rayidka ah 30/04/2015, Maqaallo Agaasimaha Hawlgalada ee Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) , Dominik Stillhart, ayaa muujiyey walaaca ku saabsan tirada kororka dimashada ama dhaawaca ku dhacaya ...
Gargaar lacageed oo loogu talagaly xoojinta adkeysiga barakacayaasha 09/03/2015, Maqaallo / Muuqaal Faadumo iyo qoyskeeda waxay ka qaxeen colaada hubeysan ee Muqdisho sannooyin badan ka hor. Tan iyo waqtigaas waxay ku noolyihiin xero barakacayaal ku ...
Taageerada Dhanka Sugnaanta Dhaqaalaha: Ka Faa’iday 1,639,388 Qof 04/03/2015, Maqaallo Hawsha sugnaanta dhaqaalaha ee ICRCda waxay ku dadaaleysaa in ay sugto in qoysaska iyo bulshooyinka ay helaan kharajyadooda muhimka ah misna joogteeyaan ama ...
Dhiirigelinta Xeerka Caalamiga Ee Aadminimo Iyo Mabaad’ida Aadminimo: 295 Saraakiil 04/03/2015, Maqaallo Qasadku waa in kor loo qaado aqoonta xushmeynta Xeerka Caalamiga ah Aadminimo (IHL) iyo mabaad’ida aadminimo. Waxaa tababar Xeerka Caalamiga Aadminimo(IHL) la siiyey ...