Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Ururka Bisaha Cas ee Soomaaliyeed wuxuu Isbitaalka Jowhar ku caawinaaya sidii loo xakameyn lahaa shubanka dilaacay 09/11/2015, Maqaallo Isbitaalka Jowhar wuxuu qaabilay tiro sii kordheysa oo bukaan ah ka dib markii Shuban biyood daran ka dillaacay tuulada Jameeco Mubaarak oo ku ...
Jiil cusub oo nolol ku badbaadinaaya Soomaaliya 22/10/2015, Maqaallo Maalintii ugu horraysay ee Kalkaaliye Yaxya iska xaadiriyey waaxda qalliinka Isbitaalka Keysaney oo ku yaalo Muqdisho ayaa waxaa la keenay bukaaan qabaa dhawacyo ...
Todobada Mabaadiida Aasaasiga ah ee Hagga Shaqadeena 08/10/2015, Maqaallo Maanta dunida waxay u dabaaldageysaa sanadguuradii 50maad ee Mabaadiida Aasaasiga ah oo qeyb ka ah Dhaqadhaqaaqa Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas. Iyadoo loogu ...
Ceel cusub oo dadka deegaanka Qardho gargaarayo 11/09/2015, Maqaallo Waxaa la gaaray fiid, xayn geel ah ayaa u soo deg degay darka biyaha si haraadka isaga bixiyaan ka gadaal safar dheer ku ...
Muuqaal: ICRC oo gaadhay dadka gobolo aan horey loo geli jirin 17/08/2015, Muuqaal ICRCda waxay balaarisay gaaritaankeeda gobolo Soomaaliya ka mid ah kuwaasoo aanan horey loo gaari jirin, gaar ahaan meelaha miyiga ah, ka dib markii ...
Gargaarka deg degga oo lagu badbaadinaayo nolol 04/08/2015, Maqaallo Dhaawacyada dadka soo gaara xilliyada colaada waxay keeni karaan naafonimo daran ama geeri haddii aan lala tacaalin waqtiga loo baahanayaahay.Gargaar deg deg oo ...