ICRCda waxay balaarisay gaaritaankeeda gobolo Soomaaliya ka mid ah kuwaasoo aanan horey loo gaari jirin, gaar ahaan meelaha miyiga ah, ka dib markii ay dib u hanatay kalsoonida bulshooyinka iyo maamulada. Eric Marclay, oo ah madaxa howlgallada Bariga Afrika ee xilka baneynaya, wuxuu sharaxayaa sida ogolaanshaha siyaadey ee doorka ICRC ay awood ugu yeeshay hay’adda inay dardargeliso hawlgaladeeda ayna caawinto kumanaan kale oo dad ah.