Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Isku Xirka Koowaad …xubnaha bulshada ee go’aanka miyirka leh ku qaata in ay noqdaan isku xirka koowaad ee aan la jabin karin. Ficilkoodu waxa uu saldhig u yahay waxkasta oo kale.
Dhibaatooyin Gaajo “Booqashadayda xigtay, waxay ii sheegeen in aanay jirin malmalaaado ka sameysan lawska.Tan iyo markaas, ma helin wax malmalaado ah”. Farxiyo Xasan
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Waa Waqtigii Wax-Qabadka Joojinta Gacan-Ka-Hadalku Waa Bedbaadinta Daryeelka Caafimaadka 14/06/2018, Qoraalo
Soomaaliya: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Cas Bisha Cas Adduunka 2018 08/05/2018, Maqaallo SRCS, 8-da Maajo, 2018 – Munaasabada Maalinta Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka oo ku beegan maanta,Ururka Bisha Cas wuxu ka qeybqaadanayaa ...
Xubin ka tirsan shaqaalaha ICRC ayaa laga afduubay Soomaaliya 03/05/2018, Maqaallo ICRC Jenefa/Nairobi- Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Jarmalka oo ay la shaqaynaysay Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa laga afduubtay caasimadda ...
ICRC oo Ka Murugootay Xubin Ka Tirsan Shaqaalaheeda oo lagu Dilay Weerar Bambaano oo Muqdisho Ka Dhacay 29/03/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay naxdin ka soo gaartay dhimashada mid ka mid ah shaqaalaheeda, Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim oo ku sugnaa ...
Warsidaha Biyaha 22/03/2018, Maqaallo Sida dadka ay ku maahmaahdaan “marka ceelku uu qalalo ayey ogaanayan qiimaha uu ku fadhiyo biyaha”. Dadka Soomaaliyeed uma baahna in ay sugaan ...
Gargaar Newsletter 2017 21/03/2018, Warside Warsidahani wuxuu soo bandhigayaa noocyada kala duwan ee waxqabadkeena ku saabsan ka jawaabidda Xaaladda Deg degga ee Abaarta ka jirta Soomaaliya sannadka 2017. ...