Rabshadaha soo kordhay ayaa qoysaska ka dhigay hooy la’aan “Maalin kasta waxaan kacaa anigoo nabad rajaynaya, laakiin colaaduhu way sii socotaa.” Salado Osmaan, oo ah hooyo lix carruur ah leh, waxay u taagan tahay jiilka
Sheeko Rajo “…iyadoo ka caawinaysa in ay dib-u-helaan dhaq-dhaqaaqooda, sharaftoodii, iyo dhoola cadeyntooda,” ayuu yiri Antoine Grand, madaxa ICRC-da Soomaaliya
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Gurmad Deg-deg ah: Sawirra 2,500 oo qoys oo ku nool xerooyinka barakacayaasha ee Cismaan Quule, Janaale, Buufoow Bacaad, iyo Gandaawe oo ka tirsan degmada Marka, ayaa helay 110 oo ah gargaar ka kooban walxaha ...
Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya “Waxa ayna ku saabsantahay in xiiso dhanka IHL-ka ah lagu beero sharci-yaqaannada mustaqbalka Soomaaliya …,” Samer Jarjouhi, Madaxa Barnaamijyada iyo Ka hortagga ee ICRC-da Soomaaliya.
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka: Janaayo – Juun 2024 30,432 oo ah farriimaha Bisha Cas ayaa la isdhaafsaday, iyo 93,194 oo ah wicitaano taleefan oo bilaash ah ayaa loo sameeyay qoysaska kala lumay. SRCS ayaa soo heshay 257 qof ...
Tartan Qoraal 17-aad ee Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) oo Loogu Talagalay Jaamacadaha Bariga Afrika 25/04/2019, Maqaallo 2019-ka waxay ku beegan yahay sanadguurada 70-aad ee Axdiyada Jenefa 1949-kii. Axdiyada oo laf-dhabar u ah Xeerka Caalamiga ee Aadamnimada (IHL), ayaa ujeeddadiisu ...
Soomaaliya: ICRC weli waa ay ka go’an tahay in ay ka shaqayso Soomaaliya 27/03/2019, Maqaallo In ka badan lix bilood ayaa laga jooga tan iyo markii Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ay go’aan adag ka qaadatay in ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2018 20/03/2019, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka ICRC waxay Soomaaliya ku leedahay taariikh dheer oo soo jirtay muddo ka badan 35 sano oo ay ka jawaab celinaysay colaadda iyo gargaarka ...
Soomaaliya: Dhacdooyin amniga shaqaalaha isku daba xiga ayaa ka dambeeya go’aanka ICRC ee yareynta hawlgalada 26/07/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay yareyneysaa hawlgaladeeda ay ka wadday Soomaaliya ka dib walaacyo ku saabsan ammaanka iyo guud ahaan aqbalaadda ...
Waa Waqtigii Wax-Qabadka Joojinta Gacan-Ka-Hadalku Waa Bedbaadinta Daryeelka Caafimaadka 14/06/2018, Qoraalo