Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Dilka shaqaale caafimaad ee rug miyiga ah waa masiibo laga naxo 29/05/2020, Maqaallo Muqdisho (ICRC)—Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) wuxuu aad uga argaggaxay dilka sideed ruux oo lagu dilay tuulada Gololey ee degmada Balcad ...
Sawiro: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Bisha Cas ee Adduunka 2020 08/05/2020, Maqaallo Maanta oo ah Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) wuxuu ku biiraayaa adduunka ee ka ...
Kiisaska Xumadaha, Xarumaha, caafimaadka, Isitaalada, iyo Ciriiriga xabsiyada ee COVID-19 07/05/2020, Maqaallo Kiisaska COVID-19 ayaa ku sii kordhaya Soomaaliya sida isbitaalada daryeelka, xabsiyada, iyo meelaha bulshadu isku ciriiriyaan, taas oo ay dadka uu ku dhici ...
Soomaaliya: COVID-19-ka ee xabsiyada 24/04/2020, Maqaallo Sida dalal badan oo adduunka ka mid ah, Soomaaliya waxay si adag wax uga qabanaysaa dhibaatada COVID-19. Tirada caabuqyada la ogyahay ayaa si ...
Sawirro: Tallaabooyin ka hortagga COVID-19 ee Kismaayo 13/04/2020, Maqaallo Mutadawiciinta Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ayaa ku hawlan kor u qaadista dhaqamada fayo-dhowrka iyo farriimaha ka-hortagga ee COVID-19 ka wada gudaha ...
Soomaaliya: Waqti muhiim ah si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19 loona badbaadiyo nolosha 04/04/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC)— Soomaaliya waxay ku sugantahay waqti muhiim ah halkaas oo wax-qabadka degdegga ah weli uu xakamayn karo faafitaanka COVID-19 noloshana la badbaadiyo. ...