Skip to main content
Category Maqaallo
Ku Caawinaaya Hooyada Hagaajinta Nafaqada Canuga, Soomaaliya
, Maqaallo
Soomaaliya waxaa burburiyey tobanaan sano oo colaad hubeysan ayna carqaladeeyey dhismaha habnololeedka bulshada kuna riday jahawareer. Abaaraha dhacaya xilliyada iyo fatahaadaha ayaa dhibaatada ...
Kalkaaliso Caafimaad Soomaali Ah Oo Heshay Abaalmarinta Nightingale Florence
, Maqaallo
Xaawa waa Sarkaal sare Caafimaadka iyo Sarkaalka Nafaqada goobta shaqada ee ICRC Soomaaliya ayaa lagu abaal mariyey Bilada Florence Nightingale 2015. Aqoonsiga wuxuu ...
ICRC waxay kordhisaa dadaalka gargaarka ah ee Ciraaq
, Maqaallo
Ilaa bilowgii 2015, Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxaa in ka badan nus malyan qof oo ku nool Ciraaq siiyeen cunto iyo ...
Dhibka haysta qaxootiga Yaman
, Maqaallo
“Waxaan maqleynay dhawaaqa rasaasta laakiin markii dambe waxay isu bedeshay duqeyn cirka ah oo sida roobka u soo daadneysaa. Meel aan u cararo ...
Loo wada shaqeynaya aadminimada
, Maqaallo
ICRC waxay sii waday joogitaankeeda Soomaaliya tan iyo todobaatameeyadii iyadoo ka jawaab celineysa baahida dhibbanayaasha colaada hubeysan. Hawhsa ICRC hayso waxaa suurtageliyey wadashaqeynta ...
Tobanaan sano oo adeeg fidinaaya Isbitaalka Keysaney ee Muqdisho
, Maqaallo
Dr. Axmed Maxamed loona yaqaan Dr. Taajir ayaa sannadkii 1992dii shaqo ka bilaabay Isbitaalka Keysaney, sannad ka dib dhicidii maamulkii siyaad Barre oo ...
Afkhanistaan: Walaac ku saabsan kororka dhimahada ama dhaawaca dadka rayidka ah
, Maqaallo
Agaasimaha Hawlgalada ee Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) , Dominik Stillhart, ayaa muujiyey walaaca ku saabsan tirada kororka dimashada ama dhaawaca ku dhacaya ...