Xaalad naxdin leh ayaa muuqata iyadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ay la ildaranyihiin abaartii ugu darneyd tobankii sano ee la soo dhaafay 16/03/2022, Maqaallo Soomaaliya waa dalka ugu daran dalalka wajahaya abaarta hadda ka taagan Geeska Afrika. Xaaladdu waa mid walwal leh, weyna ka sii dareysaa. Dadka ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2021 15/02/2022, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2020, ICRC-da Soomaaliya waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Soomaaliya: Xili dagaalka Boosaso sii xoogaysanayo, Laan-qayrta Cas waxay ku baaqaysaa in la is xakameeyo 23/12/2021, Maqaallo Bosasaso (ICRC/SRCS) – Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bishha Cas ee Soomaaliyeed waxay ugu baaqayaan dhinacyada ku dagalaamaya Boosaso in ...
Soomalia: Dagaallada Guri-ceel oo sababay tiro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah, iyaga oo caqabad ku noqday helidda daryeel caafimaad 26/10/2021, Maqaallo Tobaneeyo qof ayaa dhaawac iyo dhimasho ka soo gaartay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Guri-ceel ee gobolka Gal-gaduud Soomaaliya, isbitaal ayaa ku burburay ...
Soomaaliya: Abaalmarinta Tartanka Qormooyinka IHL ee Muqdisho 14/10/2021, Maqaallo Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa ku casuumay jaamacadaha Soomaaliya in ay ka qeybgalaan tartanka qormooyinka ee Xeerka Caalamiga ah ee ...
Cabsidii ugu darneyd oo meesha ka baxday ka dib markii ay qoysasku heleen kuwii ay jeclaayeen 30/08/2021, Maqaallo “Ma aynaan ogeyn nolol iyo geeri waxa ay gabadheydu ku sugneyd. Qoyskeygu waxa uu ku jiray xaalad jahawareer ah oo ah in gabadha ...