Skip to main content
Soomaaliya: La dagaalanka shuban-biyoodka ba’an oo lagu gudbinaayo idaacadaha
, Maqaallo
Jilayaal cod ayaa ku kulmay qol idaacadeed ee Muqdisho ku taalo si ay u sameeyaan adeeg wargelin dadweyne oo ah sidii gacan looga ...
Soomaaliya: Daaweynta xoolaha waxay xoolo-dhaqatada ku soo ridey wadadii soo kabsashada
, Maqaallo
Saameynta abaarta daba dheeraatay waxay xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed ka qaaday hantidooda ugu qiimaha badneyd – xoolaha.Xaaladaha qallalan waxay sababeen gaajo iyo cudur, waxayna baabi’say ...
Soomaaliya: Sahay Caafimaad oo loogu talagalay dhibbanayaasha qaraxa ayaa gaartay isbitaalada
, Maqaallo
Muqdisho/ Nairobi(ICRC)-Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) waxay jawaab ka bixinayeen baahiyaha deg deg ah ka dib qaraxii ...
Soomaaliya: Dadka ku waxyeeloobay weerarkii ka dhacay Muqdishu ayaa ka mid ahaa mutadawiciinta SRCS
, Maqaallo
Muqdishu/Nairobi- Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ayaa la murugeysan geerida ku timid afar ka mid ...
Soomaaliya: Kalluumeysato haweeney ah ayaa dhaheysa matoor doon oo cusub inuu ku caawini doono kalluun dabashadeeda
, Maqaallo
Soomaali gudaheed waa goob aan caadi ka aheyn in la arko haween saaran doonyaha kalluumeysiga baddana ku jira,oo nolol ka sameynaya, iyagoo jilaabanaya ...
Baro Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas
, Qoraalo
Buugan wuxuu guudmar ka bixinaya shaqada aan ka qabano ICRC iyo caqabadaha casriga ah oo la kulano marka aan fulineyno shaqadeena bani’aadamnimo. ICRC ku ...
Soomaaliya: Website-ka Raad raaca wajiga wuxuu kaa caawinaaya helitaanka qaraabadaada maqan
, Maqaallo
Raad raaca Wajiga- waa buug tusiye sawiro oo muhaajiriinta gaaratay Yurub ku caawinaya in ay dib u soo celiyaan xiriirka kuwa ay jeclaayeen ...