Coronaha Soomaaliya 19/03/2020, Maqaallo / Muuqaal Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska Corona ayaa laga soo sheegey Soomaaliya. Halkan waa 5 waxyaabood oo aad u baahan tahay inaad ka warhayso. ...
Soomaaliya: Ansixinta Axdiga Kambala waa tallaabo muhiim u ah malaayiinta ku barakacay colaadaha, rabshadaha iyo dhibaatooyinka cimilada 16/03/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC) — Iyadoo 2.6 milyan oo qof ka barakaceen guryahooda ku yaala Soomaaliya, Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay ku amaanaysaa ...
Gargaar Newsletter 2020 28/02/2020, Warside Tobaneeyo sano oo dagaallo iyo masiibooyin dabiici ah ayaa si weyn u saameeyeen u adkeysashada inta badan ee dadweynaha Soomaaliyeed. Si loo yareeyo ...
Soomaaliya: 28 sano oo daryeel caafimaad lagu bixinaayo Muqdisho 17/02/2020, Maqaallo Isbitaalka Keysaney wuxuu xusayaa 28 sano oo uu si eex la’aan ah bixinaya adeegga qalliinka dhaawaca hubka iyo daryeelka caafimaadka degdeg ah oo ...
Soomaaliya: Xaqiiqooyinka Iyo Tirooyinka 2019 30/01/2020, Maqaallo Sanadka la soo dhaafay ICRC waxay bixiysay gargaar caafimaad iyo tababar gargaar deg deg ah oo la siiyay in ka badan 500,000 oo qof, iyo gargaar degdeg oo ah lacag ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2019 30/01/2020, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2019, ICRC waxay fulisay barnaamijyadan soo socda: