Soomaaliya: Ururka Laanqayrta Cas iyo Ururka Bisha Cas waxay dhinacyada dagaalamaya u sheegayaan in ay badbaadiyaan dadka rayidka ah 31/12/2019, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay ugu yeerayaan dhammaan kooxaha hubeysan ...
Soomaaliya: Bisha Cas waxay walwal ka muujineysa in uu faafo cudur fatahaada ka dib 05/11/2019, Maqaallo Nairobi/Beledweyne, Soomaaliya — Iyada oo ay dadaallada gurmadka iyo ka soo kabsashada fatahaada ay ka sii socdaan Soomaaliya, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ...
Sawiro: Ka jawaab-celinta fatahaada Beledweyne ee Soomaaliya iyada oo la adeegsanaayo doonyo 05/11/2019, Maqaallo Sare u kaca heerka biyaha webiga Shabeelle oo dhex mara Beledweyne ayaa ku fatahay magaalada oo barakiciyey kumanaan kun, baabi’yey dalagyada curyaamiyeyna isu-socodka. ...
Wareysi fool-ka-fool ah oo lala yeeshay Hoggaamiyeyaasha kooxda gargaarka degdegga 13/09/2019, Maqaallo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) iyo ICRC waxay iska kaashadaan sidii loo gaarsiin lahaa xirfadaha gargaarka degdegga ah degaannada colaadu ay saameysay iyo ...
Hawlaha caafimaadka ee Soomaliya 13/09/2019, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas(ICRC) wuxuu taageerayey nidaamka caafimaadka Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday dawladdii 1991-dii, taas oo horseeday burburka nidaamka daryeelka ...
Gargaar Newsletter 2019 13/09/2019, Warside Bogagaan waxay sharaxayaan howlaheena caafimaadka, waxaana ka mid ah taageerro maaddi iyo tababar oo la siinayo isbitaalada, xarumaha caafimaadka aasaasiga ah ee Bisha ...