Skip to main content
Archive
Soomaaliya: Cabsi laga qabo cunno yari maadaama tirada xaaladaha nafaqo darrida ay kor u kacday
, Maqaallo
Sare u kac xagga tirada xaaladaha nafaqo-darrada carruurta ayaa lagu arkay xarumaha caafimaadka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), gaar ahaan Beledweyne, Guriceel iyo ...
COVID-19: COVID-19 waa dhab inkastoo isbedelku hoos u socdo
, Maqaallo
Tan iyo markii Soomaaliya laga soo sheegay kiiskii ugu horeeyey ee COVID-19, xarumaha caafimaadka ee dalka waxay ka jawaabeen cudurka, ayagoo daryeel caafimaad ...
Bisha cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka
, Muuqaal
Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay bilawdaa lumbakar lacag la aanta ah (446) oo loogu talagalay adeegyada gurmadka.
, Maqaallo
Dadka u baahan hada waxay wici karaan lumbarka 24-saac oo lacag la aan ah markii lagu jiro xaalada deg-dega ah si ay u ...
Abaal Marinta Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadanimada 2020
, Maqaallo
Haayada Caalamiga ah ee laan qayrta cas (ICRC) waxaa Sharaf u ah in ay shaaciso abaal marin cilmi baariseed oo ku saabsan waxqabadyada ...
Xusuusta quruxda badan ee kuwa la jecel yahay ayaa qoysaska rajo galiya
, Muuqaal
Xusuusta quruxda badan ee kuwa la jecel yahay ayaa qoysaska rajo galiya
, Maqaallo
“Indhaha ma saarin wiilkeyga Cabdi Maxamed Xajji 33 sano hadda” Ereyadan Xanuunka badan waxaa tiri Madina Diiriye oo ah 85 jir kuna nool ...