Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Jaamacadda Muqdisho ku guuleysatay Tartanka IHL oo markii ugu horeysay Soomaaliya si toos ah uga qabsoomay 11/09/2024, Maqaallo Waqti taariikhi u ah sharci-yaqaannada Soomaaliyeed, ayaa Jaamacadda Muqdisho waxa ay ku guuleysatay kamadanbeysta Tartanka Soomaaliyeed Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada (IHL) oo ...
Soomaaliya: Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya, ayaa xaqiijisay booskeeda kamadanbeysta All Afrika 11/09/2024, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Jaamacadda Muqdisho ayaa ku guuleysatay Tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada Soomaaliya (IHL) ee sanadkan, iyada oo muteysatay in ay ...
15 Sano oo Hubanti la’aan ah: Safarkii Cabdifataax ee qoykiisa, Nabad iyo Soo af-meerid 30/08/2024, Maqaallo Waddooyinka buuqa badan ee Muqdisho, halkaa oo colaadda hubeysan iyo daganaasho la’aantu ay ka mid yihiin xaqiiqooyinka murugada leh ee ka jira nolosha, ...
Farriimaha Daryeelka Nolosha ee Muhaajiriinta 06/06/2024, Qoraalo Waxaa sidoo kale lagu heli karaa Afafka Oromada iyo Amxaariga.