so
Close

U diyaargarowga El Niño oo si buuxda u bilowday

Isagoo isugu jiray aragti gudbin iyo hawl tooos ah, ayaa diyaargarowgani wuxuu hubin doonaa in ay kooxuhu diyaar u noqdaan in ay jawaab wax ku ool ah ka bixiyaan

Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada ICRC ee xabsiyada

Laanqayrta Cas ma ka caawisaa maxaabiista in la sii daayo? Maya…

Guuleystuhuna waa…

Jaamacadda SIMAD ayaa ku guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026.

Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya

Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?

Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka

229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...

Ramadaanka iyo Xabsiga

“Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.

Dhaxal Wadaag ah

Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.