Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Gargaar lacageed oo loogu talagaly xoojinta adkeysiga barakacayaasha 09/03/2015, Maqaallo / Muuqaal Faadumo iyo qoyskeeda waxay ka qaxeen colaada hubeysan ee Muqdisho sannooyin badan ka hor. Tan iyo waqtigaas waxay ku noolyihiin xero barakacayaal ku ...
Taageerada Dhanka Sugnaanta Dhaqaalaha: Ka Faa’iday 1,639,388 Qof 04/03/2015, Maqaallo Hawsha sugnaanta dhaqaalaha ee ICRCda waxay ku dadaaleysaa in ay sugto in qoysaska iyo bulshooyinka ay helaan kharajyadooda muhimka ah misna joogteeyaan ama ...
Dhiirigelinta Xeerka Caalamiga Ee Aadminimo Iyo Mabaad’ida Aadminimo: 295 Saraakiil 04/03/2015, Maqaallo Qasadku waa in kor loo qaado aqoonta xushmeynta Xeerka Caalamiga ah Aadminimo (IHL) iyo mabaad’ida aadminimo. Waxaa tababar Xeerka Caalamiga Aadminimo(IHL) la siiyey ...
Dib U Soo Celinta Xiriirka Qoyska: Kana Faa’iday 67,282 Qof 04/03/2015, Maqaallo Jahawareerka aafooyinka iyo colaada darteed xubnaha qoyska waa ay kala lumi karaan.ICRC,Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) iyo shabakadaha Urur Qarameedyada Laanqeyrta Cas ...
Hawlaha La Xiriira Xabsiyada: Ka Faa’iday 4,634 04/03/2015, Maqaallo Ujeeda da ICRC u booqato xabsiyada waa in la xaqiijiyo in maxaabiista loola dhaqmo si ay ku dheehantahay sharaf iyo aadminimo. Waxaa 66 ...
Biyaha Iyo Deegaanka: Ka Faa’iday 256,773 04/03/2015, Maqaallo Ujeedadu waa in la fududeeyo helida biyo nadiif ah iyo hagaajinta xaaladaha fayadhawrka. Waxaa 40 bulsho oo ku dhaqan gobolada bartamaha iyo koofurta ...
Daryeelka Caafimaadka Iyo Taageero Dawo: Ka Faa’iday 421,500 04/03/2015, Maqaallo Taageerada ICRC da bixiso waxaa ka mid ah taakulo daawo iyo qalab tayo leh, dayactirka dhismsayaasha caafimaadka, dhisida awooda shaqaalaha caafimaadka iyo isxilqaamayaasha, ...