Bixinta raashinka bisha Ramadaan ee la siinayo maxaabiista “… qayb ka tahay dadaallada aan ku hubinayno in maxaabiista ay helaan daryeel bini’aadamnimo oo sharaf leh,” Pascal Cuttat, madaxa ICRC-da Soomaaliya.
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 91,102 oo ah farriimaha Laanqayrta Cas ayaa la isdhaafsaday, iyo 161,537 oo ah wicitaano taleefan oo bilaash ah ayaa loo sameeyay qoysaska kala lumay.
Daraasiin dad ah oo laga soo badbaadiyay fatahaadda biyaha “Saameynta ay dhacdooyinka cimillada aad u darani ku leeyihiin bulshooyinka … waa mid qalbi jab leh.” Pascal Cuttat, madaxa Ergada ICRC ee Soomaaliya.
Awoodsiinta Dhalinyarada iyada oo loo marayo Tababarro “Koorsada farayaamada waxay i siisay hal-abuurka iyo aqoonta aan ku naqshadeyn karo miisas, kuraas, iyo armaajooyin”…
Dagaalka ka sii socda Laascaanood oo horseedaya barakac Saddex bilood kadib dagaalka Laascaanood, qoysas badan ayaa weli wada in ay ka cararaan dagaalka ka socda aagga gobolka Sool…
Hilib ari iyo timir! Maxaabiista ku xiran Soomaaliya oo la siiye cunto bisha Ramadaan Ku dhawaad 4,000 oo maxaabiis ah oo Soomaaliya jooga ayaa ku raaxeysan doona hilib ari iyo timir afur loogu talogalay iyaga oo gudanaya soonka Ramadaankan…
Rabshadaha Laas Caanood ayaa qoysaska naftooda la baxsanaya u diray kuleylka daran Tan iyo markii ay rabshaduhu ka qarxeen magaalada Laas caanood ee Gobolka Sool, bilowgii bishii Feberaayo, ugu yaraan 150 qof ayaa lagu dilay halka ay boqolaal kalena ku dhaawacmeen…
Gargaar Newsletter 2015 01/03/2015, Warside Warsidahani wuxuu ka hadlayaa hawlaha xabsiyada Soomaaliya ee sannadka 2014kii. Tababarada xagga xirfadda ah iyo macluumaadka la xiriira nadaafada ee xabsiyada waa waxyaalaha ...
Gargaar Newsletter 2014 01/03/2015, Warside Iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalada ka socda Soomaaliya, ICRC waxay safka hore ugu jirtay hagaajinta nolosha iyadoo fulinaysa mashaariic lagu kobcinayo dakhli ...
Gargaar Newsletter 2013 01/03/2015, Warside Isu keenida qoysaska iyo kuwooda ay jecel yihiin waa qayb ka mid ah waajibaadka shaqo ee ICRC. Nuqulkan warside wuxuu taabanayaa howlaha Dib ...
Gargaar Newsletter 2012 01/03/2015, Warside Jawaabcelin deg degga ah waa qayb ka mid ah shaqada aadananimo ee ICRC waxaana ka mid ah gargaar xagga cunada iyo dawada ah. ...
Xeerka Caalamiga Ee Aadaminimada 13/02/2015, Muuqaal Xeer caalamiga ee Aadminimada ma yahay mid gudanaya hawshiisa ilaalinta dadka ku waxyeeloobay dagaalada casriga? Filimkani wuxuu eegaya xaaladaha ammaan darida oo si ...