Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Qof kasta Ayaan u joognaa goob kasta 07/05/2016, Maqaallo Maanta waa Maalinta Adduunka ee Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas oo la qabto 8-da Maajo, waa xaflad sanadle ah oo la xusaayo ...
ICRC-da Soomaaliya 04/05/2016, Muuqaal Wareysi lala yeeshay Isku-duwaha Goobta Shaqada ICRC Soomaaliya, Cabdi Ismaaciil Ciise. Cabdi wuxuu ka hadlaya waxqabadyada ugu dambeeyey ee ICRC ka sameysay Xuddur oo ...
Soomaaliya: Nafaqo-darida sii kordheysa ayaa keentay buux-dhaafka xarumaha nafaqeynta 03/05/2016, Maqaallo In ka badan 300,000 caruur oo ku sugan Soomaaliya ayaa haysa nafaqo-dari oo ay ku jiraan 60,000 da’dooda ka hooseyso shanta sano oo ...
Cash and Market Assistant – Nairobi 03/05/2016, Maqaallo Jagada: Cash and Market Assistant – Nairobi. Waqtiga ugu dambeeya: 13-ka Mey 2016
Field Officer – South Galgadud 03/05/2016, Maqaallo Jagada: Field Officer – South Galgadud. Waqtiga ugu dambeeya: 13-ka Mey 2016
Soomaaliya: Qaab iskaashatooyin oo si wadajir loo shaqeynaayo 27/04/2016, Maqaallo Tuulada yar oo miyi ah kuna taalo meel u dhow Beletweyne, Soomaaliya ayaa qoysaska ku tiirsanyihiin mashruuc iskaashato si ay u beeryaan hadana ...
Soomaaliya: 60,000 qof oo saameysay abaar ayaa helay raashi 15/04/2016, Maqaallo Nayroobi (ICRC)- Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha ee Soomaaliyeed waxay hadda bariis, digir iyo badar u qeybinaayaan ku ...