Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa la abuuray bishii Abrill 1963dii tan iyo dabayaaqadii 1970meeyadii waxay la-hawlgasha ICRC. SRCS waxay bixisaa adeegyo caafimaad iyo adeegyo dib u soo celinta xiriirka qoyska guud ahaan Soomaaliya. Waxay leedahay 19 laamood waddanka oo dhan iyo ku dhowaad 130 laamo hoosaad oo ka hawl galaan in ka badan 4,600 mutadawiciin. Sawirada hoose waxay muujinaayaan hawlaha ay fulisay SRCS sanadihii la soo dhaafay.