Wareysi lala yeeshay Isku-duwaha Goobta Shaqada ICRC Soomaaliya, Cabdi Ismaaciil Ciise. Cabdi wuxuu ka hadlaya waxqabadyada ugu dambeeyey ee ICRC ka sameysay Xuddur oo ku taalo Gobolka Bakool, koofurta-bartamaha Soomaaliya. Waxaa sidoo kale guud ahaan qeexaya xaaladda bani’aadamnimo ee Soomaaliya iyo sida ICRC isugu dayeyso in ay caawinto dhibbanayaasha colaada hubeysan.