Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Wareysi lala yeeshay Ku-xigeenkii hore ee Madaxa Ergada oo ka hadlaya xaaladda bani’aadamnimo ee weli adag 16/06/2016, Muuqaal Cumar Odeh laba sano wuxuu ahaa ku-xigeenkii madaxa ergada ICRC-da Soomaaliya oo ah mid ka mid ah shaqada ugu muhimsan ee hay’adda muddo ...
Soomaaliya: 30,000 qof u baahan cunno iyo biyo nadiif ah, daadadka kadib 10/06/2016, Maqaallo Nayroobi (ICRC), Daadad ka dhacay magaalada Beletweyne ee dalka Soomaaliya ayaa barakiciyey kumunaan dad ah kuwaaasoo iminka u baahan cunno iyo biyo la ...
Soomaaliya: 20,000 fariimo qoraal ah ayaa la diray si sare loogu qaado dadaalada looga hortagayo daacuunka 07/06/2016, Maqaallo Waa fariin qoraaleed samata bixin karta nolol: “Ku dhaq gacmahaaga saabuun caruurtaadana u sheeg inay sidoo kale yeelaan.” Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas ...
Soomaaliya: Maxaabiis ayaa helaya cunto iyo kutubu Qur’aan oo loogu talagalay bisha Ramadaan 06/06/2016, Maqaallo Nayroobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga Laanqayrta Cas waxay cunto iyo alaabo kale oo ay ku jiraan kutubo Qur’aanka kariimka ah u qeybineysa in ...
Soomaaliya: Il-biyood cusub waxay tuulo ku caawineysa ganacsiga 02/06/2016, Maqaallo Bambka biyaha oo gabooba daxaleystay ayaa wuxuu yaala bartamaha tuulada Xidda. Sanooyin lama isticmaalin aan ka aheyn shimbiro buul ka sameystay. Xaalada bur ...
Dib-u-dhisida Xiriirka Qoyska 14/05/2016, Maqaallo Axaddii oo ah 15-ka Maajo waa xuska Maalinta Caalamiga ah ee Qoysaska. Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay la shaqeysaa la ...
Bandhigga sawirada SRCS 09/05/2016, Maqaallo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa la abuuray bishii Abrill 1963dii tan iyo dabayaaqadii 1970meeyadii waxay la-hawlgasha ICRC. SRCS waxay bixisaa adeegyo ...