Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Sahay caafimaad oo gaartay Gaalkacyo si loogu caawiyo dhaawaca 19/09/2016, Maqaallo Nayroobi (ICRC) – Ilaa iyo 80 bukaan oo dhaawacyo qaba ayaa u baahnaayeen gargaar caafimaad ka dib labadii qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ...
Buug cusub gargaarka deg degga oo ku qoran af-Soomaali wuxuu ku caawimaaya in uu badbaadiyo nolosha 12/09/2016, Maqaallo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay boqolaal kun oo mutadawiciin ah iyo xubno ka tirsan bulshada ku tababartay gargaarka deg degga tan ...
Ogow qaddarkooda, ka dibna hel 30/08/2016, Maqaallo Maalin kasta waxaan markhaati ka nahay sida xiriirka qoyska lumaayo ay nasiib xumo u tahay oo ay saameyneyso malaayiin dad ah. Inta lagu ...
Soomaaliya: ‘Maalin’geed hoostiisa la fadhiyo, halkaas oo beeraleydu kaga hadlayaan dhibaatooyinka biyaha 17/08/2016, Maqaallo Beeraley isugu jirta rag iyo dumar waxay hoos fadhiyaan hadhka geed qurac ah ee Jibagale oo ku taalo meel 20 kiiloomitir ka baxsan ...
Taageero loo fidinaayo haweenka Soomaaliyeed 11/08/2016, Muuqaal Mararka qaarkood, waqtiyada dagaalka haweenku waxay noqdaan kuwo aad u nugul marka loo eego ragga sababta oo ah sifooyinka jir ahaaneed iyo doorkooda ...
Ciyaaraha xabsiga dhexdiisa: Waa habka lagu hagaajiyo niyadda 03/08/2016, Maqaallo “Jooji haysashada kubadda! Sii gudbi!” Axmed* oo meel bannaan ah u dhaqaaqaya isagoo jaalkiis Yuusuf*ka rajeynaya kubadda. Waxay cayaarayan layli isku dhiibka kubadda ...
Xeerarka Dagaalka (oo la soo koobay) 13/07/2016, Muuqaal Dadku waxay had iyo jeer adeegsanaayan qalalaase si ay ugu xaliyaan khilaafaadka. Dhaqamada oo dhan had iyo jeer waxay qabaan fikradda ah in ...