Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Joogteynta caafimaadka goobaha suuqyada ah 16/01/2017, Maqaallo Maqaalkan markiisi hore waxaa la daabacay bishii Disembar, 2016, daabacaada wargeyska Laanqeyrta Cas Bisha Cas Sacdiya Axmed waxay kor u qaadeysa faas yar waxayna ...
Soomaaliland: Barnaamij lagu qabtay xabsi ayaa Cabdi siiyey fursad labaad 30/12/2016, Maqaallo Cabdi Xuseen mar wuxuu Soomaaliya ka ahaa maxbuus oo aan laheyn xirfado suuqa ka gadmi karto. Maanta asagoo jooga hoosada Maandeeq waxaa oogadiisa ...
Meel loo cararo ma jirto aan ka aheyn dalkaada 22/12/2016, Maqaallo Maxaa dhacaya marka qoys uu ka qaxo hal aag dagaal uuna gaaro aag dagaal kale? Markii qoyskeeda ay go’aansadeen in ay ka tagaan ...
Soomaaliya: Kor loo qaadayo wacyiga si loo badbaadiyo nolol 03/12/2016, Maqaallo Sandkan Soomaaliya waxaa la soo wariyey boqolaal dhimasho daacuun. Xaaladahan, ugu yaraan waxaa loo nisbeyn karaa markay ugu yar tahay maqnaanshaha qeyb ka ...
Soomaaliya: Lacag caddaan ah si dib loogu dhiso nolosha dhibbanayaasha daadka 25/11/2016, Maqaallo Caasha* waxay ku nooshahay meel u dhow webiga Shabeelle Beledweyne oo ah degaan sanadkasta nasiib u yeesha roobab mahiigaan ah. Shan bilood ka ...
Soomaaliya: Ka dib markii la dayactiray bam ayaa biyo lagu shubay baco quudiyeen qoys 13/10/2016, Maqaallo Barkhdaad Cabdi, (ma aha magaceeda runta ah) waa hooyo Soomaaliyeed waxay jiirgaankeedi buluuga ah ku buuxisaa biyo laga keenay bar- biyood dhowaan Guddiga ...