Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Aadamnimada xilliga colaadda hubaysan: Sharciga Islaamka ma dhawri karaa dadka rayidka? 03/08/2020, Maqaallo By Ahmed Al-Dawoody Iyadoo colaado ka jiraan qaybo badan oo ka mid ah dunida Islaamka, xeerka Islaamka ee dagaalka wuxuu lama huraan u yahay ...
Soomaaliya: Xarun caafimaad oo cusub oo laga dayactiray kana shaqeysa Afgooye 30/06/2020, Maqaallo Shan bilood oo dib u dhis ah kadib, xarun caafimaad oo ku taal degmadda Afgooye ayaa la soo gabagabeeyey taas oo lagu wareejiyay ...
Somaliland: Wicitaan Taleefan ayaa dib-u- soo celiyay rajo ayadoo lagu dhex jiro cudurka saf-marka ah ee Covid-19 19/06/2020, Maqaallo Cudurka coronavirus wuxuu saameyn ku yeeshay nolol maalmeedka malaayiin dad ah. Hadana, kumanaan qoys oo kala lumay kuna kala firidhay colaado, rabshado, haajirid iyo musiibooyin ayaa wali ...
Tartanka qoraal cilmiyeedka 18aad guddiga caalamiga ah ee laanqayrta cas ee jaamacadaha barriga africa 12/06/2020, Maqaallo Su’aal Sanadihi ugu dambeeyay dawladaha caalamku waxay wajahayeen khatar muuqata oo uga imaanaysay shakhsiyaad iyo kooxo hubeysan oo aan dawli ahayn kuwaas oo ...
Naftaada oo aad ka ilaaliso waxyeellada sunta cayayaanka 04/06/2020, Muuqaal Kororka ayaxu wuxuu sababi karaa qasaaro dalag oo aad u balaaran. Sidaas darteed, dadaallo badan oo lagu xakamaynayo ayaa jira, markii raxan ama ...